Axad, July , 01, 2018 (HOL)–Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya tiro madaafiic ah oo goor dhaw lagu weeraray xarunta ciidamada AMISOM ee Xalane ee degmada Wadajir.
READ MORE FROM THE SOURCE: Hoobiyayaal lagu weeraray qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho