Hoos u dhac ku yimid sarifka lacagaha ee suuqyadda Puntland

0
16

Axad, Janaayo, 13, 2019 (HOL)- Kaddib doorashadii siddeedii Jannaayo 2019ka, waxaa hoos-udhacay sarifka lacagaha ee suuqyadda Puntland. Magaalada xarunta ah ee Garoowe halkii dollar [1$] ayaa waxaa lagu sarifayaa maalintii labaad 30-kun oo Shillin-Soomaali, xilli uu horey u ahaa 36-kun, si la mid ah magaalada ugu weyn ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayuu hoos u dhacay sarifka dollarka.




SOURCE: Hoos u dhac ku yimid sarifka lacagaha ee suuqyadda Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.