Warbixin talaadadii lagu daabacay majaladda Mareykanka laga leeyahay ee Foreign Policy ayaa lagu magac dhabay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud. Ujeedka warbixinta kuma qotomin howlaheeda laakin waxaa loo soo qaatay tayo xumada isku dubaridnaan la’aanta xoogagga qaranka Soomaaliya ee SNA. War-saxaafadeed ay maanta soo saareen shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayey si kulul ugu beeniyeen sheekada lagu xigtay maqaalkaas. […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Hormuud oo si kulul uga jawaabtay maqaal lagu qoray Majaladda Foreign Policy