Howlgal dad lagu qabqabtay oo laga sameeyey xaafado ka tirsan Muqdisho

0
165

Howlgalkan ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxa ay Maanta ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada yaaqshiid ee gobolkan Banaadir halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ka dhacayeen falal amnidarro. Ciidamada ayaa howlgalka waxa ay sigaar ah uga sameeyeen Xaafadaha ku teedsan Suuq Bacaad iyo Xaafado kale,waxana la sheegay in lagu qab qabtay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Howlgal dad lagu qabqabtay oo laga sameeyey xaafado ka tirsan Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.