Howlgal dhalinyaro lagu soo qab qabtay oo xalay laga sameeyay qeybo ka mid ah Muqdisho

0
331

Axad, April, 28, 2019 (HOL)– Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgal amniga lagu sugayo ka sameeyay xalay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir.




SOURCE: Howlgal dhalinyaro lagu soo qab qabtay oo xalay laga sameeyay qeybo ka mid ah Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.