Howlgal ka socda Xaafado ka tirsan Magalada Marka

0
70

Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Millateriga ayaa saakay waxa ay howlgal ka wadaan Xaafado ka tirsan Magalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkaas ayaa ka dambeeyay kadib markii xalay dagaalyahano ka tirsan Shabaab ay weereen saldhigyo Ciidamada dowladda ku leeyihiin Xaafadaha Obasiibka iyo Xaafad Ruusiya ee Magalada Marka. Ciidamada Dowladda ayaa howlgalka ka wada […]




SOURCE: Howlgal ka socda Xaafado ka tirsan Magalada Marka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.