Howlgal saakay ka socda Magalada Marka

0
31

Waxaa Maanta xaalad deganaansho ah laga dareemayaa Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo xalay ay weerar ku qaadeen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab. Dagaalka oo dhacay xalay fiidkii ayaa waxaa uu socday mudo ku dhow Saacad,waxaana Mas’uuliyiinta Maamulka Magalada Marka ay sheegeen inay  iska difaaceen Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday. Dad ku […]




SOURCE: Howlgal saakay ka socda Magalada Marka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.