Howlgallo ka socda Xaafado ka tirsan Magalada Marka

0
281

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo shalay waaberigii la wareegay Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xalay ku hoyday Magaladaas,iyada oo shalay magalada ay ka dhaceyn qaraxyo bambaanooyin ah. Wararka saakay aan ka heleyno Marka ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Millateriga ah ee uu hoggaaminayo Abaanduulihii hore ee ciidanka xoogga dalka  ay saakey […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Howlgallo ka socda Xaafado ka tirsan Magalada Marka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.