Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ka bilaabanaya gobolka Jubbada Dhexe

0
35

Isniin, December, 17, 2018 (HOL)-Deegaanada ku teedsan gobolka Jubadda Dhexe ayaa la qorshaynayaa in ay ka dhacaan howlgalo ballaaran oo ay si wada jir ah ay u fulin doonaan ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed,kuwa Midowga Afrika iyo ciidanka Jubbaland oo isgarabsanaya si xoogagga Alshabaab looga saaro gobolkaasi.




SOURCE: Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ka bilaabanaya gobolka Jubbada Dhexe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.