HUMAN RESOURCE MANAGEMENT (ONLINE)

0
711

Title: The Complete HUMAN RESOURCE MANAGEMENT Guide for NGO’s & Companies Package %100 (Online Course)

Ma doonaysaa inaad mudo gaaban ku hesho Fursadaha Shaqo ee ay ka mid yihiin  (Career opportunities):

HR and Admin Assistant.                              Estimated Starting Salary  $ 500 – $600
HR and Admin Officer.                             Estimated Starting Salary   $ 850 – $1000
Human Resources and Admin Coordinator. Estimated Starting Salary  $ 850 – $1000
Human Resources and Admin Manager. Estimated Starting Salary  $ 1200 – $1400
Human Resources Manager.  Estimated Starting Salary  $ 1900 – $ 2200
Country Human Resources Director. Estimated Starting Salary  $ 3500 – $4200

Ma ka daashay inaad wakhti iyo lacag adag ku lumiso Human Resources Training aan ahayn Practical oo aanad wax natiijo ah arag?
Ma ka daashay Human Resources Training casharo ah (theory) halkaad ka rabtay inaad hesho Human Resource for NGO’s and Companies oo Practical ah?
Ma ka daashay Human Reources Training aan lahayn tayadii (quality) aad u baahnayd?
Ma ka daashay Human Resources Training qaali ah (Expensive Cost).?

 
miyaanad ubaahnayn markaad gasho imtixaanada Human Resources Positions-ka ee Haayadaha Caalamiga ahi (NGO’s) iyo Private Companies-ku ay qaadaan inaad si sahlan uga gudubto oo aad u shaqo gasho?
haday jawaabtaadu tahay haa Nasiib ayaad leedahay maxaa yeelay waxaanu kuu haynaa HR Training for NGO’s and Private Companies Abid aad u baahnayd, waxaanan ballanqaadaynaa in Course-kani marka aad qadato in aad ku heli doonto shaqooyinka la xidhiidha Human Resources Field.
The Complete HUMAN RESOURCE MANAGEMENT Guide for NGO’s & Companies Package %100 (Online)
Xarunta Tababarada Caalamiga ah ee Finland Training Institute waxay bilaabaysaa Tababor noocisu ku cusub yahay Geeska Africa kaas oo ah The Complete HUMAN RESOURCE MANAGEMENT GUIDE for NGO’s & Companies Package %100 (Online Course) taarikhdu markay tahay 25 June 2018 waxaanu xidhmayaa 7 bisha July 2018
Xidhamadani (Package) waxay ka kooban tahay sidan soo socota:

Human Resource Management Training for NGO’s Private Companies oo ka kooban 10 Modules. %100 Online ah.
Videos-ki 10 Module sharaxaayay oo iyana la socda package-ka
50+ Tools, Templates, Forms and Check lists hada ay ku shaqeeyaan Human Resources-ka haayadaha/ Companiesku oo practical ah (Free Bonus).
Imtixaanada Human Resources Positions (Exams) ay haayadaha caalamiga ahi ay qaadeen qaar ka mida si aad u sii fahmi karto meelaha ay Su’aalaha Shaqooyinka Human Resources-ku ka yimaadan (free bonus).
Shahaado caalami ah.

Qiimuhu waa $20 oo kaliyaata. (Course Fee + Course material + Certificate + 50+Tools and Documents + HR Exams)
hadii ayba dhacdo inaanu ku anficin tababarkani waxaanu kuu ballan qaadaynaa inaanu kuu celin doono 100% lacagta (Refund) Risks Free.
Course-kan yuu anfacaya?

Ardayda Senior-ka ah
Ardayda hada ka qalin jabisay jaamacadaha.
HR Assistants
HR Officers.
HR Managers.
HR directors.
Dhamaan shaqo doonka oo dhan (All Job Seekers).
Cidii Dalka Dibadiisa joogta ee doonaysa inay ku shaqaystaan xirfada HR
iyo cid kastoo shaqaale ah oo doonaysa inay horomariyaan xirfadooda shaqo.

 Sidee ayaad isku Diiwaan galinkartaa Course – kan? How to register?
waxaad isku diiwaan galin kartaa adiga oo soo diraya Xogtan:

Magacaaga oo sadexan.

Magaalada aad joogto.

Kuna soo hagaajinaya Emailkan:   info@fti-onlinecourses.com
Sidoo kale waxaad isku diiwan galin kartaa hab online ah adigoo raacaya linkigan:
Checkout

Ka dibna buux buxin doona Formka Diiwangalinta dabaded Buy Now ayaad Ku dhufan.
Deadline: wuxuu xidhmayaa 31 July 2018.
Habka lacag bixinta. (Payment Details)

Zaad ku iibso Somaliland: 428100 waxaa ku soo baxayaa magaca Finland Training Institute.
EVCPLUS/SAHAL: 0634733606 Cabdiqani C/lahi Axmed

Dibada Hadaa joogtana Fadlan ku so dir Xawaladaha Soomaalida sida Taaj, Tawakal, Amal ama kuwa kaleba adigo ku soo hagajinayo Numbarkaan +252634733606 waxaana ku qoran Cabdiqani C/lahi Axmed.  nagala Soo xidhiidh Whatsapp or imo +358465716276
Sidoo kale waxaad fariin noogu soo diri kartaa Emailkan:
info@fti-onlinecourses.com
wixii faahfaahin dheeraad ah waxaad nagala so xidhiidhi kartaa:
0634607975 ama 0634733606 sidoo kale waxaad fariin WhatsApp ah noogu soo diri kartaa +358465716276
Sidoo  kale waxaad fariin nagula soo xidhiidhi karta Email: info@fti-onlinecourses.com




READ MORE FROM THE SOURCE: HUMAN RESOURCE MANAGEMENT (ONLINE)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.