ICG oo ka digtay dagaal mar kale ka dhaca deegaanka Tuka Raq

0
93

Khamiis, June, 28. 2018 (HOL) – Hay’adda Xasaradaha Caalamka ee International Crisis Group ICG ayaa war ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in is-marin-waaga Puntland iyo Somaliland uu marayo meel xun, kaddib markii labada maamul ay ciidamo hor leh soo dhoobeen gobolada Sool iyo Sanaag.




READ MORE FROM THE SOURCE: ICG oo ka digtay dagaal mar kale ka dhaca deegaanka Tuka Raq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.