IGAD oo Madaxweynaha Cusub ee Puntland ka dalbatay in uu la shaqeeyo Dowladda Federaalka

0
294

Ergeyga gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD u qaabbilsan Soomaaliya, Dr, Maxamed Cali Guuyo, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Puntland, Siciid Maxamed Deni, oo Shalay ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee ka dhacday Garoowe. Dr, Guuyo, ayaa sidoo kale ammaanay doorkii ay ka qaateen, Dowladda federaalka, maamulka Puntland, Odayaasha dhaqanka iyo Ururrada Bulshada. Ergeyga […]




SOURCE: IGAD oo Madaxweynaha Cusub ee Puntland ka dalbatay in uu la shaqeeyo Dowladda Federaalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.