ilaalada Garoonka Kubada Cagta Koonis oo dilay Wiil dhalinyaro ah

0
122

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa Garoonka Kubadda Cagta ee Koonis waxaa lagu dilay mid ka mid ah dhalinyarada Ciyaar ka socotay Garoonka u soo daawasho tegay gaar ahaan Wiil taageero u ahaa Kooxda ku ciyaareysay Magaca degmada Yaaqshiid. Dilka Wiilka dhalinyarada ah oo lagu Magacaabi jiray Marxuum Cabdifitaax Muuse ayaa yimid kadib markii qeybtii […]




SOURCE: ilaalada Garoonka Kubada Cagta Koonis oo dilay Wiil dhalinyaro ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.