Ilhaan Cumar “Donald Trump noloshiisa oo dhan ayaa nacayb ku dhisan”

0
87

Qoraal ay soo dhigtay Barteeda Twitter-ka waxay dhabarka kaga toogatay Donald Trump, kadib, markii uu ku baaqay inay is-casisho. Ilhaan Omar oo ka tirsan Kongareeska Maraykanka waxay Twitter-keeda ku sheegtay inuu Donald Trump yahay nin noloshiisa oo dhan ka shaqeyn jirey Nacayb, isla markaana ka soo horjeeda Muslimiinta, Yuhuudda, Muhaajiriinta, Dadka Madow, kuwa asalka loogu […]




SOURCE: Ilhaan Cumar “Donald Trump noloshiisa oo dhan ayaa nacayb ku dhisan”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.