Ilhaan Cumar oo loo dhaariyay Aqalka xubin-nimada Kongareeska Maraykanka

0
372

Ilhaan Cumar oo asal ahaan ka soo jeedda Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu dhaariyay in ay ka mid noqoto Kongareeska Dalka Maraykanka, markii ay November 2018-kii ku guuleysatay Korsiga Degmada 5-aad ee Minnesota. Gabadhan ayaa ah Haweeneydii ugu horreysay ee Xijaaban oo ka mid noqota Aqalka Congresska Dalka Maraykanka, markii ay taageeya badan ka […]




SOURCE: Ilhaan Cumar oo loo dhaariyay Aqalka xubin-nimada Kongareeska Maraykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.