Ilhaan Cumar oo loo dhaariyay xubin-nimada Congress –ka Mareykanka

0
254

Jimco, Janaayo, 04, 2019 (HOL)- Ilhaan Cumar ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey in ay ka mid noqoto mudanayaasha xisbiga demoqraadiga ee Aqalka Wakiilada labada sano ee soo socota, markaasoo ay dib u tartami doonto.




SOURCE: Ilhaan Cumar oo loo dhaariyay xubin-nimada Congress –ka Mareykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.