Ilhaan Cumar oo raaligalin ka bixisay qoraal ay soo dhigtay boggeeda Twitter -ka

0
16

Talaado, Feberaayo, 12, 2019 (HOL)- Ilhaan Cumar oo ah gabadh Soomaali ah oo dhawaan ka mid noqotay Aqalka Congresska ee dalka Maraykanka ayaa raali galin ka bixisay Twitter ay qortay oo tilmaamaya in xildhibaannada Maraykanku ay Israa’iil u taageeraan ururrada u ol’oleeya awgeed.




SOURCE: Ilhaan Cumar oo raaligalin ka bixisay qoraal ay soo dhigtay boggeeda Twitter -ka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.