Ilhan Cumar iyo Rashidiya oo maanta la dhaarinayo

0
436

Iyadoo dhawaan la doortay xubno cusub oo ku soo biiray Cngresska Mareykanka ayaa waxaa lagu wadaa in la dhaariyo xubnaha cusub ee ku soo biiray labada aqal ee congresska Maraykanka, iyada oo sanadkan ay, gaar ahaan, aqalka hoose ku soo biirtay tiradii ugu badneyd ee dadka laga tirada badan yahay,taasi oo muujinaysa isbedel xoogan. Bulshooyin […]




SOURCE: Ilhan Cumar iyo Rashidiya oo maanta la dhaarinayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.