Ilhan Omar oo golaha Congress ugu baaqday inay joojiyaan in Maraykanku dagaal la galo Iran

0
87

Sabti, Janaayo, 04, 2020 (HOL)- Xildhibaan Ilhan Omar oo Congress-ka Maraykanka ku metasha gobolka Minnesota, ayaa kasoo horjeesatay in Maraynku dagaal la galo dalka Iiran.




SOURCE: Ilhan Omar oo golaha Congress ugu baaqday inay joojiyaan in Maraykanku dagaal la galo Iran

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.