Imaam Soomaali ah oo lagala noqday dhalashada Marekanka oo Hargaysa ka deggey

0
254

Talaado, May, 07, 2019 (HOL) – Dowladda Marekanka ayaa dhalashadii kala noqotay oday Soomaaliyeed oo imaam ka ahaa masjid ku yaalla magaalada Portland ee gobolka Oregon ee dalka Marekanka,isagoo gaaray Soomaaliland.




SOURCE: Imaam Soomaali ah oo lagala noqday dhalashada Marekanka oo Hargaysa ka deggey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.