Imaaraadka oo sheegtay inay ka go’an tahay dhowrista Midnimadda, Ammaanka iyo Deganaanshaha Somalia.

0
40

Danjiraha Imaaraadka uga wakiilka ah daalalka Belgium, Luxembourg iyo EU-da, Maxamed Ciise  Al-suwaydi waxa uu mar kale ku celiyey inay Dowladiisa ka go’an tahay sidii ay u taageeri lahaayeen dadka Soomaalida iyo dadaalka lagu doonayo in lagu so oceliyo Midnimadda, Ammaanka iyo Deganaanshaha Somalia. Danjiraha ayaa hadalkaasi ka sheegay Shirweynihii Arrimaha Somalia ee dhawaan lagu soo gebagebeeyey caasimadda […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Imaaraadka oo sheegtay inay ka go’an tahay dhowrista Midnimadda, Ammaanka iyo Deganaanshaha Somalia.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.