Imtixaankii dowladda oo maanta dib uga bilaabanaya Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya

0
257

Isniin, May, 27, 2019 (HOL) –Waxaa lagu wadaa in uu maanta uu dib uga furmo guud ahaan marka marka la eego Koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya Imtixaankii dowladda [Shahaadiga] ee Ardeyda ka baxday Dugsiyada sare.




SOURCE: Imtixaankii dowladda oo maanta dib uga bilaabanaya Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.