Indho fiiq lacag la’aan ah oo laga fuliyay magaalada Jowhar (Sawiro)

0
594

jowhar Somali News Leader
Howlo indhofiiq lacag la’aan ah oo ay ka faa’ideysteen illaa boqol ruux oo isugu jira rag iyo dumar ayna fulisay hay’ada Samaale Foundation iyo Horn Afrik Save Vision ayaa laga fuliyay isbitaalka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.
Dadka ka faa’ideystey indho fiiqan ayaa ka kala yimid deegaano badan oo kamid ah gobolka Sh/dhexe iyadoo qalliinkana uu sameeyay Dr Axmed Maxamed Cali “Axmed Xalaal”.
“Guud ahaan dadkii qalliinka lagu sameeyay waa lagu guuleystey waxayna ahaayeen dad labo indhood la’aa iyo kuwo hal il la’aa.”ayuu yiri Dr Xalaal oo la hadlay saxaafada xilli uu ku gudo jirey howlaha indhofiiqa.
Dhakhtar AxmedXalaal ayaa sheegay in baahida indho la’aan ee ka jirta gobolka Sh/dhexe ay aad u badan tahay iyadoo muddo labo maalmood kaliya indhaha loo fiiqay dad kabadan siddeetan ruux.
Sidoo kale Dhakhtar Axmed Xalaal ayaa ka hadlay indho la’aanta ka jirta dalka isagoo sheegay in dad ka badan 150,000 oo ruux ay indho la’ yihiin dalka Soomaliya.
“Dadka indhaha la’ aya au baahan qalliin kooban iyadoo badankood ay yihiin dad indhaha ay caad ka fuuleen, waana sii wadaynaa sidii aan wax ugu qaban lahayn dadka indho la’aanta ay ku haysato dalkeena.”ayuu yiri Dr Axmed Xalaal.
Dadkii indhaha loo fiiqay oo la siiyay talooyin iyo daawooyin ay isticmaalaan ayaa u mahadceliyay dhakhatarka iyo hay’ada adeegan fududeysay.
Hay’ada Samafale Foundation iyo HornAfrik Save Vision ayaa hore waxa ay howlo indhofiiqid lacag la’aan ah uga fuliyeen deegaano badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya.
Daawo Dr Axmed Xalaal oo qalliin lacag la’aan ah ka fuliyay xarunta Hirshabelle Jowhar.

 

#td_uid_1_5cc890d8212d2 .td-doubleSlider-2 .td-item1 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/04/qaliin-jowhar-8-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5cc890d8212d2 .td-doubleSlider-2 .td-item2 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/04/qaliin-jowhar-7-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5cc890d8212d2 .td-doubleSlider-2 .td-item3 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/04/qaliin-jowhar-6-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5cc890d8212d2 .td-doubleSlider-2 .td-item4 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/04/qaliin-jowhar-5-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5cc890d8212d2 .td-doubleSlider-2 .td-item5 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/04/qaliin-jowhar-4-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5cc890d8212d2 .td-doubleSlider-2 .td-item6 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/04/qaliin-jowhar-3-80×60.png) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5cc890d8212d2 .td-doubleSlider-2 .td-item7 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/04/qaliin-jowhar-3-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5cc890d8212d2 .td-doubleSlider-2 .td-item8 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/04/qaliin-jowhar-2-80×60.png) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5cc890d8212d2 .td-doubleSlider-2 .td-item9 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/04/qaliin-jowhar-2-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5cc890d8212d2 .td-doubleSlider-2 .td-item10 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/04/qaliin-jowhar-1-80×60.png) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5cc890d8212d2 .td-doubleSlider-2 .td-item11 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/04/qaliin-jowhar-1-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}

Dr Xalaal oo indho fiiq ka fuliyay Jowhar

1 of 11

The post Indho fiiq lacag la’aan ah oo laga fuliyay magaalada Jowhar (Sawiro) appeared first on Somali News Leader.




SOURCE: Indho fiiq lacag la’aan ah oo laga fuliyay magaalada Jowhar (Sawiro)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.