Ingriiska oo shaaca ka qaaday in Nigeria uu ka caawinaya arrimaha ammaanka

0
43

Khamiis, August, 30, 2018 (HOL)–Dawladda UK ayaa heshiis amniga iyo dhanka difaaca la gashay Nigeria kaaso ka caawin doono xukuumadda madaxweyne Muhammadu Buhari la dagaalanka kooxda Booko Xaraam.




SOURCE: Ingriiska oo shaaca ka qaaday in Nigeria uu ka caawinaya arrimaha ammaanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.