Injineer madax ka ahaa biyo xireenka Itoobiya oo is diley

0
84

Warbixin hordhac ah ayaa lagu ogaaday in uu is dilay injineerkii Itoobiyaanka ahaa Simegnew Bekele ee madaxda ka ahaa mashruuca biyo xireenka Abaay ee ay ku kacayso $4.7bn, sida ay ku warrantay warbaahinta dawladda lala xiriiriyo ee Fana. “Isgaa is dilay” ayay dhaheen booliiska oo shir jaraa’id qabtay. Maydkiisa ayaa laga helay gaari yaalla barxadda […]




SOURCE: Injineer madax ka ahaa biyo xireenka Itoobiya oo is diley

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.