Invitation to Bid CONSTRUCTION OF 7KM GRAVEL ROAD IN GALGALA-KARIN ROAD

0
572

Transition Initiatives for Stabilization Plus – TIS+
Request for Proposal (RFP)

Location
Galgala, Puntland Somalia
PIKA NO
PSS010

DATE
August 2018

PROJECT NAME
CONSTRUCTION OF 7KM GRAVEL ROAD IN GALGALA-KARIN ROAD

Invitation to Bid 
The Puntland National Tender Board in association with Puntland Highway Authority invite bidders from eligible construction companies for the construction of the above named project being implemented by the Puntland Highway Authority.
Gudiga Qandaraasadka Dawlada Puntland iyo Haay’ada Wadooyinka Puntland waxay ku casuumaayaan
shirkadaha u qalma Fulinta, Khibradana uleh barnaamijka Qandaraaska dhismaha wadada Jeyga ah ee Galgala-Karin Gobolka Bari ee Puntland, Mashruucan oo ay fulinayso Haay’ada Wadooyinka Dawladda Puntland.
It should be noted that contractors are automatically disqualified from participating in this tender if they assisted with any part of this project or tender process, including preparation of technical documents, or if they are related to a member of the Bid Committee without prior disclosure. Small businesses, minority-owned firms, and women’s business enterprises are encouraged to apply.
Waxa aad ogaataan in tartameyaasha si dhaqsi ah looga saari doono tartankaan hadii lagu caawiyey nidaamka qandaraaska oo ay ku jirto diyaarinta dukumeentiga farsamada am ay qaraabo yihiin xubin ka mid gudiga qandaraaska hadii uu uu hore u sheegin. Ganacsatada yaryar. shirkadaha ay leeyihiin Dadka Laga Tiro Badan Yahay ama Yar, iyo Shirkadaha Dumarku leeyihiin waxaa lagu lagu dhiiri gelinaayaa in ay soo codsadaan.
The four Mandatory criteria for bidders are as follows:
Shuruudaha Aas-aaska ah ee tartamayasha laga doonayo waa kuwan hoos kuxusan

Valid certificate of registration from the Puntland Ministry of Public Works or Ministry of Commerce

Shahaadada/shatiga Ganacsi ee diwaangalinta oon dhacsanayn bixisayna Wasaarada Hawlaha Guud ama Wasaarada Ganacsiga ee dawladda Puntland

Certificate of attendance to Bidder’s Site Visit

Shahaada kasoo Qeybgalka ama Booqashada Qandaraaslaha ee Goobta Dhismaha

Signed technical submission form, and financial proposal

Soo gudbinta Foomka farsmada oo Saxiixan iyo hindsada Qaan Sheegadka,

Completely filled and signed BOQ

Buuxinta Qaansheegadka oo Dhamaystiran Saxiixana. Khribad iyo magac wanagsan iyo caddaymo shaqoyinki uu hore u so qabtey.

A company bank account

Koontada Baanka ee Shirkada sida koonto ka furan Dahabshiil / Amal baanka
Transition Initiatives for Stabilization Plus – TIS+
Request for Proposal (RFP)

Location
Galgala, Puntland Somalia
PIKA NO
PSS010

DATE
August 2018

PROJECT NAME
CONSTRUCTION OF 7KM GRAVEL ROAD IN GALGALA-KARIN ROAD

 

Submission of CVs of acceptable supervisory staff proposed for the works.

Soo gudbinti Taariikh nololeedka aqooneed iyo khibrada shaqaalaha shaqada qaban doona

Submission of CVs of acceptable supervisory staff proposed for the works. Soo gudbinti agonta iyo khibradha shaqaalaha shaqada qaban doono

A bidder is unlikely to be considered for award if they have more than one on-going project in Puntland. A bidder is also unlikely to be considered for award if they have one on-going project in a location other than in Puntland or within 5kms.
Qandaraaslahii gacanta ku haya ama hada fulinaya wax ka badan hal Mashruuc Deegaan-ka Puntland Waxaa lagayaabaa inaan loo tixgalin in Heshiis lala galo ama Qandaraaslahii fulinaya hal Mashruuc/shaqo meek ka baxsan nawaaxiga Deegaanada Puntland ama ka fog 5km
Tender Documents: Bid documents can be collected from Puntland Highway Authority – Procurement Office in Garowe, Puntland Somalia during the normal working hours on 3 August 2018. The Bid document is not for sale and every eligible bidder/constructor has the right to collect the Bid document to fully participate in the Construction works of Galgala-Karin Road. In case of difficulties in obtaining the bids, please contact procurement@somtisplus.com.
Dukumentiga qandaraaska waxaa laga qaadan garaa Xafiiska Haay’ada Wadooyinka Puntland Somalia saacadaha shaqada Xafiiska taariikhda markay tahay 3 August 2018. Dokumintiga qandaraaska iib ma’aha qandaraasle kasta oo oo qibrad uleh wuxuu xaq u leeyahay in uu qaato oo si buuxda uga qeyb-galo shaqada dhismaha 7km Wado Jey ah ee Galgala-Karin, Gobolka Bari Puntland. Cidii Kala Kulanta wax culeys ah ama dhib ah fadlan lasoo xiriir emailka procurement@somtisplus.com si dhaqso ah.
Site Visit: There will be a mandatory pre-tender site visit to be conducted by the Puntland Highway Authority representatives together with TIS + engineer on 13 August 2018 at 11:00am hrs. /
Waxaa Jiri Doona Booqasho Lagu tagi doono Goobta Shaqada laga fulin doono oo ay qaban doonaan Wakiilada Haay’ada Wadooyinka Puntland iyo Injineer kasocda Mashruuca TIS+ taariikhdu marka ay tahay 13 August 2018 saacada 11:00 Subaxnimo ama 5 Saac
The bidders should get the certificate of the pretender site visit signed by TIS + Engineer in the project site.
The cost of visiting the site should be at the bidder’s own expense.
Qandaaslayaasha goobta booqanaya waa in ay wataan buuga Qandaaraska, si uu ugu saxiixo Injineer-ka
Mashruuca TIS+ Shahaadada Booqashada Goobta Dhismaha. Kharash-ka Safar ee goobta uu ku tagayo
Qandaraaslahu isagaa ayaa isku qaba.
Submission: Completed bid documents should be submitted in sealed envelopes addressed to: / Dukumentiga qandaraaska oo buuxsan waxaa lagu soo gudbinaayaa baqshad xiran. kuna aadi cinwaanka
Transition Initiatives for Stabilization Plus – TIS+
Request for Proposal (RFP)

Location
Galgala, Puntland Somalia
PIKA NO
PSS010

DATE
August 2018

PROJECT NAME
CONSTRUCTION OF 7KM GRAVEL ROAD IN GALGALA-KARIN ROAD

The Bid Committee, Puntland Somalia /Gudiga Qandaraaska Puntland Somalia
And delivered/dropped to the Tender BOX located in office of the Procurement, Puntland Highway Authority. Bidder should sign bid reception form once bid document is dropped into the tender box and received by Puntland Highway Authority officials on or before 23 August 2018 at 4:00 pm. Bids received after this time will not be considered and shall be returned to the bidders unopened. / Waxaana lagu ridayaa Santuukha Qandaraaska xiran ee yaal Xafiiska Haay’ada Wadooyinka Puntland Maalinta taariikhdu taha ama kahor 23 August 2018 saacadu markay rahay 4:00 galabnimo ama 10-ka saac. Qandaraaslahu waa inuu buuxshaa saxiixana Warqada Qabashada Qandaraaska markuu ku rido santuukha buuga qandaraaska. Codsiyada laqabto kadib waqtigan la xusay lama tixgalin doono waxaana lagu soo celinayaa qandaraasleyaasha leh.
Offers are to remain valid for 120 days from the closing date of this tender. The Bid Committee reserve the right to vary the quantity of work/materials specified in the tender document without any change in unit price or other terms and conditions and to accept or reject any, all, or part of submitted offers. / Araajida waxaa ay jiri doonaan ilaa 120 maalmood laga bilaabo maalinta ugu xiritaanka qandaraaska. Gudiga Qandaraaska waxaa ay xaq u leeyihiin in ay badalaan tirada shaqada. alaabta la qeexay ee ka mid ah dukumentiga qandaraaska ayaga oo badalin qiimaha ama sharuudaha iyo in aqbalaan ama diidaan dhamaan ama qeyb ka mid codisiyada la soo gudbiyey.
Bid Opening: Bids will be opened at the Puntland Highway Authority, Garowe Puntland, Somalia on 24 August 2018 at 9:00am in the presence of the Bid Committee and applicants who wish to attend. / Arjiga waxaa la furi doonaa taariikh-du markay tahay 24 August 2018 saacada 9:00am ama sagaalka subax-nimo waxaa joogi doona gudiga kushaqa leh furitaanka qandaraaska iyo qandaraaslayaasha damacsan in ay ka soo qeybgalaan.
Evaluation Criteria: Offers will be evaluated by factors including but not limited to financial and technical criteria, record of past performance, integrity, and community rapport. / Araajida waxaa lagu qiimeyn doonaa waxyaabaha ay ku jiraan laakiin ku ekeyn maaliyada iyo farsamada, waayo aragnimada, hufnaanta, iyo xiriirka bulshada




READ MORE FROM THE SOURCE: Invitation to Bid CONSTRUCTION OF 7KM GRAVEL ROAD IN GALGALA-KARIN ROAD

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.