Iran oo ku eedeysay Sacuudiga inay kala qeybsanaan ka abuurayaan gobolka si ay ugu faa’iideeyaan Israa'il

0
254

Jimco, May. 31, 2019 (HOL) – Dowladda Iran ayaa ku eedeysay Sacuudiga inay kala qeybsanaan ka abuurayaan dalalka Islaamka iyo kuwa gobolka si ay ugu faa’iideeyaan Israa’il ,xilli boqortooyada Sacuudiga ay marti-gelisay kulan madaxeed ay leeyihiin hoggaamiyayaasha Carabta iyo Khaliijka, oo lagu raadinayo taageero ka dhan ah xukuumadda Tehran.




SOURCE: Iran oo ku eedeysay Sacuudiga inay kala qeybsanaan ka abuurayaan gobolka si ay ugu faa’iideeyaan Israa’il

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.