Isbitaalka Magalada Jigjiga oo ku dhow in uu xirmo ka dib…

0
99

Magaalada Jigjiga waxaa gelinkii dambe ee Arbacadii soo gaaray koox dhakhaatiir ah oo ka kooban ilaa iyo dhowr iyo toban dhakhtar, kuwaasoo qaba takhasusyo kala duwan. Waxaa socdaalka ku wehliyey tiro intaas oo kale ah oo kalkaaliyeyaal ah, waxaana marka la isku daro lagu qiyaasay ilaa soddomeeyo inay gaarayaan. Waxay ka kala socdeen seddex isbitaal […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Isbitaalka Magalada Jigjiga oo ku dhow in uu xirmo ka dib…

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.