Isimada Puntland ee gobolka Mudug oo baaq nabadeed kasoo saaray colaada Towfiiq

0
13

Arbaco, December, 11, 2019 (HOL)-Isimada iyo nabadoonada gobolka Mudug ee dhinaca Puntland, ayaa baaq nabadeed kasoo saaray colaada ka jirta degmada Towfiiq ee gobolka Mudug, halkaasi oo degaano hoos yimaada ay ku dagaalameen labo beelood oo walaalo ah.




SOURCE: Isimada Puntland ee gobolka Mudug oo baaq nabadeed kasoo saaray colaada Towfiiq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.