Sabti, June, 30, 2018 (HOL)-Kooxda ISIS ama Daacish ayaa sheegatay in ay iyagu ka danbeeyeen dilka labo ruux oo ka tirsanaa shaqaalaha Wasaaradda Maaliyada dowladda federaalka oo ka dhacay Muqdisho.
READ MORE FROM THE SOURCE: ISIS oo sheegatay dilka shaqaale ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyada dowladda Soomaaliya