Iska horimaad khasaaro dhaliyay oo booliska iyo koox burcad ah ku dhexmaray Muqdisho

0
72

Jimco, May, 24, 2019 (HOL)- Inta la xaqiijiyay labo ruux ayaa ku geeriyooday sarkaal boolis ahna wuu dhaawacmay, kaddib markii booliska iyo koox burcad ah uu isku horimaad ku dhexmaray rugta khudaarta oo ku taal waaxda Taleex ee degmada Hodan.




SOURCE: Iska horimaad khasaaro dhaliyay oo booliska iyo koox burcad ah ku dhexmaray Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.