Isku-dhacyo Israel iyo Falastiin ku Dhexmaray Marinka Gaza

0
97

Sabti, June, 30, 2018 (HOL) – Saraakiisha caafimaadka magaalada Gaza ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan laba ruux oo Falastiiniyiin ah ay dhinteen kadib isku-dhacdyo Jimcihi shalay Marinka Gaza ku dhexmaray ciidamada Israel iyo dad Falastiiniyiin oo mudaaharaad ka dhigay xadka Gaza.




READ MORE FROM THE SOURCE: Isku-dhacyo Israel iyo Falastiin ku Dhexmaray Marinka Gaza

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.