Isku-socodkii labada magaalo Jigjiga iyo Wajaale oo dib u bilaawday

0
292

Arbaco, August, 08, 2018 (HOL)– Tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay rabshaduhu ka dhaceen qeybo ka mid ah dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya waxaa habi ahaanba is taagan dhaqdhaqaaqii iyo isku socodkii dadka iyo ganacsiga Jigjiga ay la laheyd qeybaha kale ee dalka iyo deegaannada dariska la ah.




READ MORE FROM THE SOURCE: Isku-socodkii labada magaalo Jigjiga iyo Wajaale oo dib u bilaawday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.