Israasayn ka dhacday Dhuuso mareeb xilli uu caawo halkaas gaaray raysal wasaare Kheyre

0
86

Isniin,December, 30, 2019 (HOL)-Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya iyo ciidamada Ahlusuna ayaa caawa isku rasaareeyay magaalada Dhuuso mareeb ee caasimadda Galmuudug, xilli halkaasi uu caawo gaaray raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.




SOURCE: Israasayn ka dhacday Dhuuso mareeb xilli uu caawo halkaas gaaray raysal wasaare Kheyre

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.