Itoobiya ayaa Liiska Argagixisada ka Saareeysa Ururrada ONLF, OLF iyo Ginbot 7

0
103

Sabti, June, 30, 2018 (HOL)Golaha xukuumadda Abiye ee dalka Itoobiya ayaa usoo jeediyay baarlamanka dalkaasi in liiska argagixisada laga saaro ilaa sedex ururro mucaarad oo ka jira dalkaasi.




READ MORE FROM THE SOURCE: Itoobiya ayaa Liiska Argagixisada ka Saareeysa Ururrada ONLF, OLF iyo Ginbot 7

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.