Itoobiya oo 20 sano kaddib safiir u magacaawday Eritrea

0
276

Khamiis, July, 19, 2018 (HOL)–Itoobiya ayaa safiir u magacaawday Labaatan Sano kaddib safiir cusub magaalada Asmara kaddib markii la soo afjaray colaadii ka dhalatay muranka xudduuda ee muddo dheer-ba ka dhax taagneyd labada Wadan.




READ MORE FROM THE SOURCE: Itoobiya oo 20 sano kaddib safiir u magacaawday Eritrea

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.