Sabti, June, 30, 2018 (HOL)-Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in sii deyntii Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi- Dhagax) ku timid codsi uga yimid dowladda Federaalka Soomaaliya, oo markii horeba u gacan galisay.
READ MORE FROM THE SOURCE: Itoobiya oo sheegtay in QalbiDhagax lagu sii daayay codsi uga yimid dowladda Soomaaliya