Itoobiya oo sheegtay inay duqeyn ku dishay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

0
277

Wasaaradda Gaashaandhiga ee dalka Ethiopia waxay sheegtay inay Duqeyn dhinaca Cirka ku qaadeen Saldhig ay Dagaalamayaasha Alshabaab ku leeyihiin Deegaanka Buur Haybe oo 75 KM dhanka Bari kaga toosan magaalladda Baydhabo oo Xarun KMG u ah Maamulka K/Galbeed. Hadal-qoraal oo ay Wasaaradda Difaaca Ethiopia u dirtay Warbaahinta Ethiopia ee EBC ayaa lagu sheegay in Duqeyntaasi […]




SOURCE: Itoobiya oo sheegtay inay duqeyn ku dishay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.