Jaaliyadda Ohio oo soo dhaweysay Eng Cali Jaamac Xuseen oo ah Musharaxa Madaxnimada Jubbaland

0
281

Axad, April, 14, 2019 (HOL)–Xaflad lagu soo dhaweynayay Musharaxa Madaxweynaha Jubbaland 2019 Eng.Cali Jamac Xuseen ayaa lagu qabtay mgaalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka




SOURCE: Jaaliyadda Ohio oo soo dhaweysay Eng Cali Jaamac Xuseen oo ah Musharaxa Madaxnimada Jubbaland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.