Jaaliyadda Soomaaliyeed ee nawaaxiga Washinton DC, oo sagootiyay qunsulka Soomaaliya ee Canada

0
34

Khamiis, December, 26, 2019 (HOL)- Jaaliyadda Soomaaliyeed ee agagaarka magaalada Washinton DC, ayaa xaflad soo dhowayn iyo sagootin iskugu jirtay u qabtay Dayib Sheikh Axmed oo loo magacaabay Qunsul Soomaaliya ee Canada.




SOURCE: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee nawaaxiga Washinton DC, oo sagootiyay qunsulka Soomaaliya ee Canada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.