Jaamacadda Diridhabe oo si kumeel gaar ah albaabada loogu xiray

0
26

Axad, December, 29, 2019 (HOL)-Waxaa habeenkii xalay ahaa albaabada loo laabay si ku meel gaar ah Jaamacadda Diridhabe, kaddib markii ay soo noqnoqotay isku dhaca ardayda Jaamacadda.




SOURCE: Jaamacadda Diridhabe oo si kumeel gaar ah albaabada loogu xiray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.