Jabhadda ONLF oo xabbad joojin ku dhawaaqday

0
89

Jabhadda ONLF ayaa magaalada Nairobi maanta kaga dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac, ka dib muddo tobanaan sano ah oo ay dagaal kaga soo hor jeedday dawladda Itoobiya. Qoraal ay soo saareen ayey ku sheegeen in xabbad joojinta oo dhaqan galaysa 12ka duhurnimo ee 12ka Agoosto ay salka ku hayso “baaqa nabadeed ee hogaamiyaha Itoobiya Abiy Axmed, […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Jabhadda ONLF oo xabbad joojin ku dhawaaqday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.