Jabhadii Caarre oo maanta ciidankoodii ku wareejiyey odayaashii dhexdhexaadinayey jabhadda iyo xukuumadda

0
191

Khamiis, Janaayo, 2020 (HOL)–Jabhaddii korneyl Caaro iyo askartiisii ayaa maanta lagu wareejiyey guddidii madax dhaqameedka ahaa ee iskaga dabqaadayey xukuumadda iyo Taliye Caaare, waxaana lagu soo gunaaday in si nabad ah ciidankaasi lagu soo wareejiyo.




SOURCE: Jabhadii Caarre oo maanta ciidankoodii ku wareejiyey odayaashii dhexdhexaadinayey jabhadda iyo xukuumadda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.