Jabuuti iyo Ertetrea oo gaaray heshiis horu-dhac ah(Akhriso Qodobada)

0
95

Dowladaha Jabuuti iyo Eretrea ayaa Shalay gaaray heshiis horudhac ah oo u Gogol-xaaraya in lasoo Af-jaro colaaddii muddo ka taagnayd xadlka ay wadaagaan Labada Dal ee dhalisay Gacan ka hadalka. Colaadda Labada dhinac oo salka ku haysa duullaankii ay Eretrea ku qabsatay Buuralayda Dumeera, taasoo keentay in ay xukuumadda Casmara kula wareegto cudud Ciidan, kuna […]




SOURCE: Jabuuti iyo Ertetrea oo gaaray heshiis horu-dhac ah(Akhriso Qodobada)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.