Arbaco, June, 27. 2018 (HOL)-Dalka Jabuutii xalay waxaa lagu qabtay munaasabad loogu dabaal degayay sanad guuradii 41-aad ee ka soo wareegatay markii Jabuuti uu ka xuroobay gumeystihii Faransiiska.
READ MORE FROM THE SOURCE: Jabuuti maanta looga dabaal-dagay 27 Jun oo ku eegan waqtigii ay ku xuroobeen gumeystihii Faransiiska