Jabuuti oo lagu amray in aysan ka bixin heshiiskii ay kula jirtay DP World

0
85

Maxkamadda sare ee England & Wales ayaa soo saartay amar ay kaga joojinayso hay’adda marsooyinka ee Jabuuti inay ka baxdo heshiiskii kala dhexeeyey shirkadda DP World. Waxaa kale oo ay maxkamaddu ka hor istaagtay hay’adda marsooyinka ee Jabuuti in aysan eryin agaasimeyaasha terminalka kontaynarrada ee Dooraale. Maxkamaddu waxay ku amartay hay’adda marsooyinka Jabuuti ee marka […]




SOURCE: Jabuuti oo lagu amray in aysan ka bixin heshiiskii ay kula jirtay DP World

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.