Jabuuti : Xiriirka Soomaaliya nagala dhaxeeya wuxuu sii ahaan doonaa mid xooggan

0
293

Jimco, August, 17, 2018 (HOL)–Wasiirka arrimaha dibedda dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa boggiisa Twitter-ka soo dhigay qoraal kooban oo uu uga hadlayo xiriirka labada dowladood Jabuuti iyo Soomaaliya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Jabuuti : Xiriirka Soomaaliya nagala dhaxeeya wuxuu sii ahaan doonaa mid xooggan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.