JACAYLKEYGA MA WAXAN KU WAYAY NASAB MA TIHID (QISO DHABA)

0
1957

Manan jecleyn in aan ka sheekeeyo Qisada xaanunka badan ee ku dhacday saxibkey eey nafta naga dhaxeyoso balse hadana waxan maskaxdeyda iska weydiyay hadii aad bulshada u gudbiyo waxa jir jiil kaa danbeyo oo barito aay an faceyso cashirna aay u noqoneyso si aay barito oga wareegtaan hoga uu ku dhacay saxibkey

saxibkeyga aan aadka u jeclahay waxa u si dhaba u jeclaa gabar aay mudneyn in aan magaceeda halkan ku xuso.waxaan labadooda ka dhaxeysay xirir jacayl oo qotadiisa aay aad u dheraatay waxeyse labadooda ku hishiiyeen in aay soo afjaraan xirirkooda waayo lamaane waliba waxa aay riyadooda tahay in malIn aay guri wada galaan si aay u gurtaan miraha geedka aay beerteen.

 

Donis gabar iyo in qoos la ga tuugo ma aha waxa fudud sida dhaqanka somalidu yahay waxana uu saxibkeyga gudo galay in famlyga uu ka dhashay kiciyo si yar iyo weyn aay ugu soo hoyiyaan gabadhaa uu ifka ugu jecel yahay waxaase abahaa dhalay saxibkey u kacay in wiilkiisa ciiltiro aroos laga sheekayana u dhigo.

 

Qaban qaabo iyo aruurin  famlyga wiilka ahaa ka dib waxaa loo jiheeystay hoyigii aay ku noleyd gabadha uu jeclaa saxibkey waxaanse la gaaray halkii lagu wajahnaa so dhaweyn ka dib waxaa la gudo galay in hadalka aay furaan Qoska saxibkey iyagoo soo bandhigay in imaanshahooda uu qusheeyo donista gabadha ka soo qoskan.

 

Markii aay dhameysten saxibkey qoskiisa hadalka ayaa waxa hadlay odoyaasha gabadha waxanse ka fileynay iyo waxey layimadeen waxey ahaayeen wax aad u kala dheer waxey hadal noga bilabeen jinsiga iyo qabiilka uu ka soo jeedo saxibkey iyo qabiilka gabadha in aaysan waxba kala guursan intaa marka aay arinta mareyso waxaa hadlay mid kamida oyadii ka socotay dhanka saxibkey waxa uu weydiyay sual u dhacday sida tan maxaa sababay in aad noo diidan gabadhan ma waxaan aheyn qos islam ah, intaa mar uu weydiyay ayaa waxaa aay galeen odoyashi gabadha amusnaan xogaa qaadatay kadib waxa hadlay mid kamida odayshi gabadha waxa uuna ugu jawaabay idinku ma tihiin qos nasab ah

 

Waaga ayaa nagu baryay ayuu yiri saxibkey waxaanse ku hadalno ayaan garan weynay anaga oo niyad jabanah dib baan ugu soo labanay gurigeena

Anigoo amakaaksan yaab dartiina dhabanada heysta ayaa waxa ii soo dhacday fariin ka timid qofka aan jeclaa darteednah maanta la ii soo ja ifeystay aniga iyo qoskeyga

qoraalkase aay ii soo dirtay waxa uu dhacayay sida tan

sxb aniga waqti dheer waan soo wada qadanay jacaylnah wuu nasoo dhax maray waxuuse gaba gabadiisa noqday in qooskeyga aay ii kaa diidan,, wax waliba halkaas aayey ku dhamaaden,, kaliyah aan noqono dad caloosha isku fura ALLAHODANA ukala foofa,,

 

hadalada aay odoyaasha igu dhaheen waxaa iiga xanun badnaaday mida aay igu tiri  qof kaliyah ee aan ku fanayay islahaa maanta si waliba oo laguu necebyahay waa qofka kaliyah ku jecel wax waliba kugu raceysa

 

UGU DANBEY

Lamanaha somaliyed waxan idinka codsanayaa yar iyo weyn in midkiin khalad ka galin jacaylka hadiise aad mar qura goan wada qaadataan in qofna ka bixin balanta waayo dhorista balanta waa furaha jacaylka hadii uu hagaago jacaylka intiisa kale waa uu hagaagay

FIKIRKAAGA NOOGU DHAAF HALKA HOOSE

Q/W:AHMED KARSHE

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.