Jadwalka doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la soo saaray

0
48

Waxaa xalay lagu dhawaaqay Jadwalka doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed,iyada oo waxka yar todobaad ay ka harsan tahay doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in  Diiwan galinta musharaxiinta ay bilaabaneyso  22- Bishaan kuna egtahay 23 bishaan. Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay in Hadal jeedinta musharaxiinta ay tahay  25 bishan. Doorashada […]




SOURCE: Jadwalka doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la soo saaray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.