Janeraal Caanood iyo Ciidamo uu wato oo Gudaha u galay Magalada Marka

0
449

Wararka naga soo gaaraya Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in saakey Waaberigii ay gudaha u galeen Ciidamo uu wato Abaanduulihii xilka laga qaaday ee Ciidanka xoogga dalka soomaaliya Janeraal Cabdullaahi Cali Caanood. Dad ku sugan Marko ay Dalsan u sheegay in saakay ay maqlayeen rasaas goos goos ah oo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Janeraal Caanood iyo Ciidamo uu wato oo Gudaha u galay Magalada Marka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.